Masar oo tababar heer sare ah loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah Soomaaliya.

Arbaco ,23 Sep 2026 {HMC}  Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay xirfadaha Kumaandooska, la-dagaallanka argagixisada, dagaalka magaalooyinka iyo hawlgallada dallayadaha.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay saraakiil Soomaali iyo Masri ah, iyadoo tababarku qeyb ka yahay iskaashiga amni iyo difaac ee Soomaaliya iyo Masar.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Ciidanka Xooga Dalka oo Gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Kooxda AS.

Arbaco ,23 Sep 2026 {HMC} Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Warmaxan ee Gobolka Shabeellaha...