Madaxweynaha Soomaliya oo u safray Maraykanka si uu uga qaybgalasho Shirka QM

isniin  21 Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray Dalka Maraykanka si uu uga qaybgalo Shirka Qaramada Midoobay ee furmaya berri isaga oo galay saacado badan oo safar ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya kulamada Doodaha ah iyo kulamada gaargaarka ah ee ka qabsoomaya Magaalada New York oo ah Xarunta Qaramada Midoobay isaga oo khudbad ka jeedin doonna fadhiga guud ee Golahaas.

Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu ka jeedin doonno meertada 81aad ee Qaramada Midoobay waxa uu uga hadlayaa xaaladda uu dalka ku sugan yahay gaar ahaan Amniga, Siyaasadda iyo taageerista ciidamada qalabka sida.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isu diyaarinaysa la wareegista mas’uuliyadda Amniga guud ee Dalka, waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh la kulmayaa madax kala duwan oo uu kala hadlayo qorshahaas in lagu garabsiiyo Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiir Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

isniin  21 Sep 2026 {HMC}  Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...