Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay Duqa Muqdisho, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti.

Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti.

Duqa Muqdisho ayaa Madaxweyne Geelle gaarsiiyay salaan uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sidoo kale uga warbixiyay horumarrada ka socda Muqdisho.

Madaxweyne Geelle ayaa kulanka ku bogaadiyay xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga dhow ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hogaamiye Aadan Madoobe oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug.

Axad 18 Oct 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada...