Maayirka New york oo sheegey in uu xabsi dhigidoono Netenyaahu.

Sabti 19 Sep 2026 {HMC} Sida ay werisey warbaahinta Israaiil ee i24News: Netenyaahu oo ku wajahan kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaan ka degeyn Garoonka Rayidka New york ee JFK, ka dib markii Maayir Zohran Mamdani uu sheegey in uu xabsi dhigayo, isaga oo fulinaya waaranka-soo-qabasho ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada — ICC.

Netenyaahu wuxuu ka degeyaa Garoon ciidan oo ka baxsan Newyork isaga oo isla jeer kaas horey uga gudbaya xarunta Qaramada Midoobay ka dibna wuxuu uga sii gudbayaa Washington oo uu kula kulmayo Madaxweyne Trump.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo La Kulmay Taliyeyaasha Ciidamada, Kana Tashaday Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka

Axad 18 2026 {HMC} Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay...