Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u xirtay safaraaddii ay ku lahayd magaalada Asmara.

Khamiis 1 October 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay sirasmi ah ah u xirtay safaraaddii ay ku lahayd magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.

Dowladda itoobiya ayaa Xukuumadda madaxweyne Afwerki ku eedaysay in uu qayb ka yahay dagaalka ka soconaya gudaha Dalka itoobiya.

Itoobiya ayaa dalkeeda ka eriday diblumaasiyiin u dhashay Dalka Eritrea oo lagu amray in 48 sacaadood kaga baxaan Magaalada Addis ababa iyo guud ahaan Itoobiya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Itoobiya oo ku dhawaaqday in dalka ay ka ceyrisay diblomaasi sare oo ka tirsanaa Safaaradda Masar ee Addis Ababa.

Khamiis 1 October 2026 {HMC}  Kaddib markii Itoobiya iyo Eritrea ay kala qaateen safaaradihii iyo ergadii ka shaqaynayay, waxay xiisadda dublumaasiyadeed u gudubtay Masar...