Itoobiya oo ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya.

Arbaco 30 Sep 2026 {HMC} Itoobiya ayaa ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya, iyada oo ku biirinaysa dagaalka woqooyiga dal kaas ka socda, sida ay werisey warbaahinta Bloomberg oo xiganaysa ilo-wareedyo sugan.

Jariiraddu waxa ay sheegtey in Itoobiya ay la baxayso in ka badan saddex kun oo askari oo ku sugan gobollada Baay, Bakool & Hiiraan lana geynayo deegaannada Tigray, Axmaara & Cantarta ee Itoobiya.

Itoobiya waxa dalka ka jooga kummaan askari oo aan ka tirsanayn Ciidamada Afrika ee AUSSOM, tanina waxa ay imanaysaa saacado ka dib kulankii Addis Ababa ee Madaxweyne Xasan Shiikh & Raysal wasaare Abiy Axmed.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Guddiyada Maaliyadda Labada Aqal ee BFS oo Ansixinta Miisaaniyadda 2027-ka u Gudbinaya Akhrinta Labaad.

Axad Nov 2026 {HMC}  Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee BFS ayaa maanta kulan wadajir ah ugu yeeray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi...