Itoobiya iyo Israa’iil, oo kawada Hadlay Xaalada ka taagagan Itoobiya.

Arbaco 7 Oct 2026 {HMC} Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya,Gedion Timothewos ayaa maanta telefoon kula xiriirray wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar , xilli ay sare marayso xiisadda Itoobiya kala dhaxeysa Eritrea.

Warsaxaafadeed ay wadahadalkan ka sii daysay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, waxaa lagu yiri;
“Labada wasiir ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay midnimada iyo xasilloonida Itoobiya, iyagoo sidoo kale xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay in la ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida guud ahaan Geeska Afrika.”

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya Caalamka.

Arbaco 7 October 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV  7-10-2026. HOOS KA DAAWO...