Iiraan oo shuruudaha ay dib ugu furayso marinka Hormuz ku soo dartay joojinta weerarada ka dhanka ah Xuutiyiinta Yemen.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Dowladda Iiraan ayaa shuruudaha ay dib ugu furayso marin-biyoodka Hormuz ku soo dartay joojinta weerarada ka dhanka ah Xuutiyiinta Yemen.

Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, Jen.Xuseen Mohebi ayaa sida ay maanta baahisay wakaaladda waraka Iiraan ee Fars , wuxuu sheegay in shuruudaha Iiraan ee dib loogu furi karo Hormuz iyo soo afjaridda xaaladda hadda jirta ay ka mid yihiin:

•In dagaalka gebi ahaanba la joojiyo.
•In la joojiyo hanjabaad kasta oo cusub oo loo jeediyo Iiraan.
•In ciidamada Israa’iil ay ka baxaan Lubnaan.
•In la soo afjaro go’doominta Yemen.
•In Iiraan loo fasaxo 23 bilyan oo doollar oo ka mid ah hantideeda la xannibay.
•In aan la faragelin barnaamijyada iyo awoodda nukliyeerka iyo gantaallada Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Sagal Abdi-Wali oo Loogu Caddeeyay Musharraxa Labour ee Kursigii Keir Starmer.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Sagal Abdi-Wali, oo ah hoggaamiyaha Golaha Deegaanka Camden, ayaa loo arkaa musharrax si weyn ugu dhow in xisbiga talada haya...