Eriteriya oo itoobiya ku edeysay in ay Qorsheyneyso Duulaan ay ku qabsaneyso Xeebaha Dalkeeda.

Axad 4 Oct 2026 {HMC} Dowladda Eriteriya ayaa itoobiya ku edeysay in ay Qorsheyneyso Duulaan xoogan oo ay ku qabsaneyso Xeebaha Dalka Eriteriya

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Eriteriya ayaa u sheegay Al Carabiya TV in Itoobiya ay qorshaynayso in ay duullaan balaaran ku qaado xeebaha Badda-cas dalkeenna, waxa ay uruurisey kooxo mucaarid ah si ay kacdoon uga sameeyaan Asmara, ujeed kuna waa in ay gaarto badda.

Hadalkan waxa uu imaanayaa Xili Xiisada labada Dal ay gaartay Halkii ugu sareeysay taas oo laga cabsi qabo Dagaal mka dhax qarxo labada Wadan ee Itoobiya iyo Eriteriya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Kooxda RSF ee ka Dagaalanto Suudaan oo taageertay Itoobiya.

Axad 4 Oct 2026 {HMC} Kooxda RSF ee dagaalka kula jirto Malateriga Dalka Suudaan ayaa si buuxda u taageertay Dowladda itoobiya oo dagaal kula...