Dowladda Mareykanka oo Visa-ha dal ku galka u soo saartay madaxda ugu sareyso Iran.

Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa Visa-ha dal ku galka u soo saartay madaxda ugu sareyso dowladda Iran, si ay ugu qeyb galaan shirka guud ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo todobaadka soo socda ka qabsoomaya magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Wafdiga Iran ugu qeyb galayo shirka ayaa ah madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian iyo Cabaas Araghchi oo ah wasiirka arimaha dibedda.
Horaantii maanta, Mareykanka ayaa madaxweynaha Falastiin Mahmoud Abbas iyo saraakiil kale oo Falastiiniyiin ah u diiday fiisaha ka hor kulanka Qaramada Midoobay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hogaamiye Aadan Madoobe oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug.

Axad 18 Oct 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada...