Diyaarad F-16 ah oo Mareeykanka leeyahay ayaa bur burtay.

Jimco 18, Sep 2026 {HMC} Mas’uuliyiinta gobolka Michigan ee Mareykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo nooca F-16 ah ay Khamiistii ku burburtay deegaanka Traverse County.

Shilku wuxuu sababay in si degdeg ah loo daadgureeyo qayb ka mid ah dadka deegaanka ee ku dhow goobta ay diyaaradda ku burburtay.

Afhayeen u hadlay Garabka 149-aad ee Ciidamada Cirka Qaranka Texas ayaa sheegay in duuliyuhu uu diyaaradda ka booday ka hor inta aysan burburin, isla markaana xaaladdiisu deggan tahay. Hadda waxaa lagu daweynayaa isbitaal.

Afhayeenku wuxuu sheegay in diyaaradda ay ku jirtay tababar caadi ah markii shilku dhacay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hogaamiye Aadan Madoobe oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug.

Axad 18 Oct 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada...