{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Kumaandooska Turkiga iyo Soomaaliya oo sameeyay dhoola Tus wada Jir ah.

Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Ciidamada Kumaandooska Turkiga iyo Guutada Gorgor ee Soomaaliya ayaa sameeyay tababar lagu xoojinayay adkaysiga iyo awoodda hawlgal ee ciidamada. Tababarka ayaa si guul leh loogu soo gabagabeeyay Xerada General Eşref Bitlis.

Sawirrada waxaa baahisay wasaaradda difaaca Turkiga. Dad badan ayaa Turkiga ku eedeeyay in uu sawirka Kemal Atatürk ciidanka Soomaaliya u dhiibay iyagoo u ekaysiiyay dhaliil loo jeediyo Turkiga balse sida muuqata sawirka waxaa haysta ciidanka Turkiga.

Turkigu in uu hal xero ku tababaro ciidankiisa iyo kuwa Soomaaliya waa abaal waayn oo uu galay shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...