Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya oo Aano qabiil Loogu dilay Sh/dhaxe.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Maleeshiyaad Hubeysan ayaa xadka Gobollada Sh/dhexe iyo Hiiran waxa ay ku dileen Alle ha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Axmed ayaa la sheegay in uu ku sii jeeday Gobolka Hiiran ka dib fasax uu ka qaatay taliskii uu ka tirsanaa ee Ciidanka Xooga dalka

Maleeshiyaadkan dilka geestay ayaa muqaal ka doobay Axmed ka dibna dil Axmed Shire oo ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya kaasi oo loo dilay aano qabiil darteed.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Sagal Abdi-Wali oo Loogu Caddeeyay Musharraxa Labour ee Kursigii Keir Starmer.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Sagal Abdi-Wali, oo ah hoggaamiyaha Golaha Deegaanka Camden, ayaa loo arkaa musharrax si weyn ugu dhow in xisbiga talada haya...