Madaxweyne Deni oo Qaabilay Safiirka Ingiriiska, Kana Wada Hadlay Amniga Puntland.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Siyaasada iyo horumarinta, arrimaha Puntland waxaa si gaar ah looga hadlay Hawlgalada Argagixisada looga Ciribtirayo deegannada Puntland.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Mareykanka oo Soomaaliya Dib ugu Soo Celinaya Taageeradii Millateri ee uu Joojiyay.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay Soomaaliya ay dib ugu soo celinayso taageerada millateri oo ay siin jirtay. Mareykanka ayaa...