DFS oo Dhallinyarada Soomaaliyeed Udub dhexaad uga Dhigaysa ka qeybgalka Nabadda iyo Amniga.

Arbaco 28 Oct 2026 {HMC} Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa ka qaybgalay daahfurka Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga ee 2026 ilaa 2030, kaas oo ay hoggaaminayso Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Qorshahaan ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ka dhigaya saaxiibo muhiim ah oo ka qaybqaata dejinta iyo qaabaynta dadaallada nabadda iyo amniga.

Sidoo kale, qorshahaan qaran ayaa Soomaaliya siinayaa hannaan qaran oo ay ku horumarineyso kaalinta ajandayaasha caalamiga ah ee dhallinyarada, nabadda iyo amniga, oo ay ku jirto xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Xulka Soomaaliya da’doodu ka hooseyso 15-ka sano oo 2–1 kaga Adkaaday Sacuudiga.

Arbaco 28 Oct 2026 {HMC} Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 15-ka sano ayaa guul muhiim ah oo 2–1 ah ka gaaray ciyaar...