Muwaadin Soomaaliyeed oo Xalay Lagu dilay Deegaanka Matlhabe oo 80KM u jirta Magalada Rustenburg.

Khamiis 22 Oct 2026 {HMC} Muwaadin kaln Xalay saqdhaxe lagu dilay ayaa lagu magacaabi jiray Ismail Hassan Jehow kaas oo lagu  dhax dilay Dukaan uu joogay kadib markii bur cad hubeysaan ay weerareen.

Xalay Saqdii dhexe weerar hubeeysan oo ka dhacay tuulada Matlhabe oo 80km u jirta Magalada Rustenburg ee gobolka north west waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Ismail Hassan Jehow xili uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi.

Lama xaqiijin sababta ka dambeysay weerarka lagu qaaday dukaanleyda Soomaaliyeed ee dhimashada sababay Balse ciidamada booliska oo gaaray dukaanka ayaa la sheegay in ay baarayaan.

 

Allah ha u naxariisto muwaadinka Soomaaliyeed

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka saxiixay Baaqa Muqdisho.

Khamiis 22 Oct 2026 {HMC} Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka saxiixay Baaqa Muqdisho, iyadoo la soo Gabagabeeyay Dib u-eegista Muddada Dhexe. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha...