Netanyahu oo baahiyay Muqaal uu ku muujinaayo in uu ku guuleeysanaayo Doorashada Israa’iil.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Netanyahu oo baahiyay Muqaal uu ku muujinaayo in uu ku guuleeysanaayo Doorashada Israa’iil.

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Netanyahu ayaa soo dhigay muuqaal muujinaya isagoo taleefan kula hadlaya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo saadaaliyay inuu Netanyahu gaari doono “guul weyn” doorashada Israa’iil ee loo qorsheeyay inay dhacdo 27-ka Oktoobar.

Muuqaalkan oo lagu baahiyay bar-kulanka X, ama Twitter ayaa Netanyahu ku tilmaamay Madaxweynaha Mareykanka inuu yahay “saaxiibka ugu wanaagsan ee ay Israa’iil abid yeelato, aadna uga sarreeya kuwa kale.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Mid kamid ah weerarkii ugu dhimashada badnaa ayaa maanta ka dhacay Dalka Suudaan.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Mid kamid ah weerarkii ugu dhimashada badnaa ayaa maanta ka dhacay Suudaan, waxayna xogaha hordhaca ah ay sheegayaan in...