Madaxda dalalka Soomaaliya, Masar, Eriteriya iyo Suudaan oo Kulan ka yeelanaayo xaaladda Geeska Afrika & Amniga Badda Cas.

Sabti 3 October 2026 {HMC} Sida ay sheegtay Madaxtooyada Masar, Madaxda dalalka Soomaaliya, Masar, Eriteriya & Suudaan ayaa yeelanaya shir gaar ah oo kaga wada hadlayaan arrimaha gobolka ee ay wada daneynayaan, gaar ahaan xaaladda Geeska Afrik & Amniga Badda Cas.

Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay gobolka ka jiraan isbeddello iyo xiisado siyaasadeed iyo amni, gaar ahaan xidhiidhka Itoobiya iyo Eritrea, khilaafaadka Itoobiya iyo Masar, iyo xaaladaha ka jira Sudan iyo Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo Loo dhaariyay Difaaca Dalka.

Sabti 3 October 2026 {HMC} Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey sheikh Ufurow, ayaa ka qeyb galay munaasabad rasmi ah...