Sucuudiga oo Sheegay Xuutiyiinta Yemen in ay diyaaradda Drone ah la beegsadeen masaajidka Nebiga NNKHA.

Khamiis 1 October 2026 {HMC} Dowladda Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa shaaca ka qaadday in Xuutiyiinta Yemen ay diyaarad-iswadda ku beegsadeen masaajidka Nebiga NNKHA, taas waxyeellaysay korontada masaajidka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka masaajidka lagu yidhi: “Ilaahay ha naclado oo ha halaago Maleeshiyada Xuutiyiinta ee argagixisada ah, taageerayaashooda & maalgeliyayaashooda.” S

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Itoobiya oo ku dhawaaqday in dalka ay ka ceyrisay diblomaasi sare oo ka tirsanaa Safaaradda Masar ee Addis Ababa.

Khamiis 1 October 2026 {HMC}  Kaddib markii Itoobiya iyo Eritrea ay kala qaateen safaaradihii iyo ergadii ka shaqaynayay, waxay xiisadda dublumaasiyadeed u gudubtay Masar...