Khamiis 1 October 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay sirasmi ah ah u xirtay safaraaddii ay ku lahayd magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.
Dowladda itoobiya ayaa Xukuumadda madaxweyne Afwerki ku eedaysay in uu qayb ka yahay dagaalka ka soconaya gudaha Dalka itoobiya.
Itoobiya ayaa dalkeeda ka eriday diblumaasiyiin u dhashay Dalka Eritrea oo lagu amray in 48 sacaadood kaga baxaan Magaalada Addis ababa iyo guud ahaan Itoobiya.

