Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran oo sheegay in Madaxweyne Trump uu ku jiro xaalad cakiran

Talaado 29 Sep 2026 {HMC} Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran, Mohsen Rezaei, ayaa sheegay in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku jiro xaalad cakiran oo uusan awoodin inuu wada-hadal galo iyo inuu dagaal qaadoba.

Hadalkaan ayaa imaanaya xilli Trump uu wajahayo cadaadisyo dalka gudahiisa iyo dibadda ah, waxaana Mareykanka kusoo fool leh doorashooyinka bisha Octobar, Iran ayaa wali muujinayso inay awood leedahay ay isku difaacyo.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

DFS oo markii ugu horreysay ka hadashay qoraal ka dhan ah Midnimada dalka oo uu Deni u diray Qaramada Midoob

Talaado 29 Sep 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka hadashay qoraal ka dhan ah Midnimada dalka oo uu Madaxweynaha Maamulka...