Isniin 28 Sep 2026 {HMC} Dowladda Sucuudiga oo casuumaad u fidisay Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta, Sh.Mansuur Al-Nahyaan, iyada oo boqortooyadu garab u raadinayso dagaalka Xuutiiinta Yemen.
Khilaafka labadan dal waxa uu sameeyey dalal dhowr oo Afrika ah, kuwaa oo qaar kood jaray xidhiidhka Abu Dhabi, haatan se Riyaad & Abu Dhabi dib ayey u midoobeen.

