Shiinaha oo Iiraan ka gacansiiyay xogaha maraakiibta isticmaasho Marinka Hormuz.

Jimco, 25 Seb 2026 {HMC}  Shiinaha oo Iiraan ka gacansiiyay xogaha maraakiibta isticmaasho Marinka Hormuz, taas oo sababtay in Iiraan ay beegsato maraakiibta amarkeeda Diiday.

Sawirrada dayax-gacmeedyada iyo xogta sirdoon ee ay bixiyeen kooxo Shiinees ah ayaa Iiraan ka caawiyay inay halis geliso maraakiibta maraya Marinka Hormuz, isla markaana ay si sax ah weeraro ugu bartilmaameedsato saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Bariga Dhexe, sida ay CNN u sheegeen afar ilo wareed oo xog-ogaal ah.

Qiimeyno sirdoon oo dhowaan ay sameeyeen hay’adaha Mareykanka ayaa muujinaya in Dowladda Iiraan ay bilihii la soo dhaafay horumar weyn ka samaysay awooddeeda aqoonsiga iyo bartilmaameedsiga goobaha ay doonayso inay weerarto.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Erdogan oo sheegay in heshiiska difaaca ee Maka uusan ku wajahneyn Iiraan ama Israa’iil.

Jimco, 25 Seb 2026 {HMC} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka ee u dhexeeya Turkiga, Bakistaan iyo...