Maayirka New york oo sheegey in uu xabsi dhigidoono Netenyaahu.

Sabti 19 Sep 2026 {HMC} Sida ay werisey warbaahinta Israaiil ee i24News: Netenyaahu oo ku wajahan kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaan ka degeyn Garoonka Rayidka New york ee JFK, ka dib markii Maayir Zohran Mamdani uu sheegey in uu xabsi dhigayo, isaga oo fulinaya waaranka-soo-qabasho ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada — ICC.

Netenyaahu wuxuu ka degeyaa Garoon ciidan oo ka baxsan Newyork isaga oo isla jeer kaas horey uga gudbaya xarunta Qaramada Midoobay ka dibna wuxuu uga sii gudbayaa Washington oo uu kula kulmayo Madaxweyne Trump.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Turkiga oo beeniyay in Soomaaliya xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniintiisa.

Sabti 19 Sep 2026 {HMC} Turkiga ayaa Jimcihii beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in Soomaaliya...