Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Kooxda Xuutiyiita Yeman ayaa mar kale iska fogeeyay in ay weerareen Magaalada Barakeysan ee Maka iyo kacbada.
Ma weerarin kacbada waa been fool xun, dalalka u baroordiiqaya kacbada waa kuwo iska indha tira xurmada dadka muslimiinta” Ayeey yiraahdeen Xuutiyiinta Yemen.
.Maxaad u qabateen Falastiin, waxaad lacag & shidaal siisaan cadowga laynaya dadka… haddana waxaad diiradda saartaan kuwa u hiilinaya islaamka.”

