Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC}Â Maleeshiyaad Hubeysan ayaa xadka Gobollada Sh/dhexe iyo Hiiran waxa ay ku dileen Alle ha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Axmed ayaa la sheegay in uu ku sii jeeday Gobolka Hiiran ka dib fasax uu ka qaatay taliskii uu ka tirsanaa ee Ciidanka Xooga dalka
Maleeshiyaadkan dilka geestay ayaa muqaal ka doobay Axmed ka dibna dil Axmed Shire oo ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya kaasi oo loo dilay aano qabiil darteed.

