Talaado, 8 Seb 2026 {HMC} Iraan oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay markab nooca badda quusa ah ee Gujiska oo uu Mareykanku leeyahay.
Wakaaladda wararka Fars oo xiriir dhow la leh Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegtay in Iran ay “qabatay” gujis Maraykan ah oo iskiis u shaqeeya.
Fars ayaa sheegtay in gujiskaasi uu ka mid yahay “gujisyada aannaaquudaha lahayn ee ugu casrisan garaadkan badan” ee ciidamada Maraykanka.
Wakaaladdu waxay intaa ku dartay in gujiska lagu qabtay “albaabka laga galo” marin-biyoodka Hormuz.
Xigasho bbc

