Axmed Yusuf Haamey oo Aano qabiil Loogu Dilay xili uu u socday salaadda makhrib.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Allaha u naxariistee Waxaa hadda Magaalada Galkacyo lagu dilay Axmed Yusuf Haamey, xili uu u socday salaadda makhrib.  ayaa xaqiijisay Dadka deegaanka in marxuumka loo dilay aano qabiil.

Marxuumka waxaa lagu tilmaamay inuu ahaa nin kheyr badan, Ahlu Masjid ah, nabadoon ahaa dadkana aad u caawin jiray.
Dilka waxa uu kadhacay Galkacyo dhinaca Puntland.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...