Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha

Talaado 8, Sep 2026 {HMC} Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha oo 30 Kiilo mitir u jirta Caasimadda Las Paz waxaana ku dhintay in la xaqiijiyay 9 qof oo goobta ku sugnayd.

Madaxweynaha Bolivia, Rodrigo Paz ayaa ka tacsiyeeyay qaraxaas, isaga oo ku tilmaamay musiibo u baahan baaris dhab ah iyo ka feejignaanta maadaama qaraxaas uu ka dhashay walxaha qarxa oo xerada yaallay.

Qaraxa oo inta badan jugtiisa la maqlay waxa uu dhaliyay dareen xooggan maadaama waxyar kaddib qaraxaas la maqlay rasaas ilaa haatan aan la faahfaahin waxa ay ahayd iyo cidda ridday sida hadalka loo dhigay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Yemen ayaa sheegtay in xubno katirsan AS ay ku dishay Dagaal ka dhacay Dalkaas

Talaado 8, Sep 2026 {HMC} War kasoo baxay Dowladda Yemen ayaa lagu sheegay in dagaal ka dhacay dalkaas lagu dilay xubno katirsan AS oo...