Axad 6, Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallada lagu xaqiijinayo amniga deegaanka iyo kuwo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya deegaanada gobolka.
Ciidamada ayaa hawlgallo ka wada deegaanno kala duwan oo hoostaga Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ujeedadu tahay in lagu ciribtiro Khawaarijta iyo in shacabka loo xaqiijiyo amni iyo xasillooni

