Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Goor dhaw gaaray Baydhabo.

Arbaco 13 May 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Goor dhaw gaaray maagalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Ujeedka safarka Taliyaha Ciidanka XDS Gen Ibraahim Maxamed Maxamuud uu ku tagay Magaalada Baydhabo ayaa ahaa sidii loo dar dargalin lahaa Howlgalada ka dhan ah Nabadiidka

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...