Mareykanka oo Shaaciyay in ay Nigeria ku dileen Abu Bilal al-Minuki oo ahaa ninka labaad ee ugu sarreeyay Kooxda Daacish.

Sabti 16 May 2026 {HMC} Trump ayaa waxyar ka hor shaaciyay howlgal xalay ka dhacay dalka Nigeria ee galbeedka Afrika oo ay wadajir u fuliyeen ciidanka Mareykanka iyo kuwa Nigeria in lagu dilay Abu Bilal al-Minuki oo uu ku sheegay inuu yahay ninka labaad ee ugu sarreeyay ururka Daacish ee caalamka.

Wuxuu yiri;“Wuxuu u maleynayay inuu ku dhuuman karo Afrika, laakiin ma uusan ogeyn inaan leenahay ilo sirdoon oo si joogto ah noogu sheegayay dhaqdhaqaaqiisa.

Mar dambe ma argagax gelin doono shacabka Afrika, mana qorsheyn doono weerarro lagu beegsanayo Mareykanka…Waxaan uga mahadcelinayaa dowladda Nigeria wada-shaqeynta howlgalkaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Dowladda Pakistan.

Axad 20 Sep 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku...