Mareykanka oo Itoobiyaku eedeeyay inay noqotay marin uu Shiinaha soo marsiiyo qalabka warshadaha tamarta qorraxd.

Khamiis 14 May 2026 {HMC} Shirkadaha Mareykanka ee soo saara qalabka tamarta qorraxda ayaa dacwad u gudbiyay Wasaaradda Ganacsiga Mareykanka, iyagoo ku eedeeyay Itoobiya inay noqotay marin uu Shiinaha soo marsiiyo qalabka warshadaha tamarta qorraxda.

Shirkadahani waxay sheegayaan in alaabo laga sameeyo Shiinaha lagu farsameeyo Itoobiya, kadibna loogu dhoofiyo Mareykanka iyadoo loo muujinayo inay tahay wax soo saar Itoobiyaan ah,

si looga baxsado canshuuraha iyo cunaqabateynta saaran alaabaha Shiinaha, sida ay werisay Addis Standard oo xuganaysa wakaaladda wararka ee Reuters.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan.

Muqdisho, 22 Sep 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan...