Mareykanka oo diblomaasiyiintii uu ka saaray inta uu socday dagaalka Iiraan ayaa Hada dib ugu celinaya safaaradaha Bariga Dhexe.

Talaado 25 Aug 2026 {HMC} Mareykanka ayaa diblomaasiyiintii uu ka saaray inta uu socday dagaalka Iiraan dib ugu celinaya safaaradaha ku yaalla dalalka Bariga Dhexe, sida ay shaacisay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka.

Ma cadda inay tani ku filantahay Mareykanka inuu soo afjarayo dagaalka Iiraan, maaddama uu hadda dib u celinayo diblomaasiyiinta iyo qoysaskooda horey looga saaray Bariga Dhexe ,iyadoo laga fogeynayo inay la kulmaan weerarrada Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, halkaas oo...