Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Markabka Qodaya Shidaalka Soomaaliya.

Jimco 16 Oct 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka.

Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka ka dhageystay warbixin ku saabsan shaqada la qabtay, natiijooyinka laga gaaray howlaha qodista shidaalka iyo guulaha horudhaca ah ee muuqda, kuwaasi oo qayb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo khayraadka shidaal ee ku jira biyaha Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweyne Trump oo Diiday inuu Taageero Ololaha Dib-u-doorashada Netanyahu

Jimco 16 Oct 2026 {HMC} Madaxweynaha Dalka Mareykanka DolandTrump ayaa diiday inuu taageero ololaha dib-u-doorashada Netanyahu, inkastoo uu sheegay in dhinaca Netanyahu ay jeclaan...