Madaxweyne Trump oo gaaray xarunta shirarka Qaranka ee Dalka Shiinaha.

Khamiis 14 May 2026 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa waxyar ka hor gaaray xarunta shirarka qaranka Shiinaha ee ku taal Beijing, halkaa oo soo dhaweyn ballaaran uu ka helay madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, iyadoo la filayo inay wadahadallo adag yeeshaan labadan hoggaamiye.

Mid ka mid ah waxyaabaha so jiidashada leh ee aan arkay waa in Trump uu si weyn isku xakameynayo, gaar ahaan mar uu isku dayay inuu jaaso si dhaqso leh ayuu isku celinayaa, sababtoo ah nin aan muujin dhadhaqaaqaa Xi Jinping , ayuu la taaganyahay , taana waxay ku riixeysaa inuu ad adayg muujiyo!

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...