Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Xiliga la Galay imtixaanka Dugsiga Sare ee dalka

Dowladda Soomaaluya ayaa shaacisay in 20,ka bisha Juun ee sanadkan uu bilaaban doono Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare, sida ay baahisay wasaaradda Waxbarashada ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxay sheegtay wasaaradda in Imtixaanka Qaranka sannadkan la gali doono 20ka Juun ilaa 25ka Juun 2026.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...