DFS oo xaqiijisay in markabka xamuulka oo wata calanka Saint Kitts and Nevis, in uu ku soo caariyay Xeebaha Soomaaliya.

Jimco 18, Sep 2026 {HMC} TWasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in markabka xamuulka M/V JACUAR, oo wata calanka Saint Kitts and Nevis, uu caariyay kadib cilad biyo-gal ah oo ka dhacday gudaha markabka.

Markabka oo ka yimid Mozambique kuna sii jeeday Masar ayaa sida qiyaastii 7,007 tan oo badeeco ah, waxaana saaran 18 shaqaale ah oo u kala dhashay Hindiya, Suuriya iyo Masar.

Wasaaraddu waxay sheegtay inay waddo gurmad iyo isku-duwidda hawlaha samatabixinta si loo xaqiijiyo badbaadada shaqaalaha.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...