{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb.

Jimco 15 May 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS ayaa garoonka magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo dhaweeyay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka, oo uu hoggaaminayay Taliyaha Qeybta 21-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Ujeedka safarka Taliyaha Ciidanka XDS ayaa daaran dardargelinta howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta iyo adkeynta amniga deegaannada Galmudug.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya oo la filayo in ay heshiis ka gaaraan arimaha khilaafaadka.

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka...