{DAAWO SAWIRADA} Saraakiil Ciidan oo Gaaray Baydhabo.

Arbacao 20 May 2026 {HMC} Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Janaraal Maadeey Nuur Sheekh Ufurow ayaa gaaray magaalada Baydhabo oo ah xarunta Kumeelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Taliyaha waxaa garoonka ku soo dhaweyey kaaliyaha Taliska Ciidanka dhulka Janaraal Cabdullaahi Aadan Xuseen Cirro iyo saraakiisha Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka See less

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...