{DAAWO MUQAALKA } Gudoomiyaha Gobolka Gedo, oo ka soo horjeestay DFS, Asigoona taageeray Axmed Madoobe, eedeyayna Wasiir Fartaag C/rashiid Janan.

Khamiis 14 May 2026 {HMC} Guddoomiyaha gobolka Gedo, Cabdullahi Shimbir, ayaa sheegay in doorasho kasta oo laga qabanayo gobolka ay tahay in lagu saleeyo wadatashi iyo sharciyad, isaga oo sheegay inaan maamulka gobolka lagala tashan qorsheyaasha doorashooyinka la sheegay in laga qabanayo Gedo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan.

Muqdisho, 22 Sep 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan...