Ra iisulwasaara Israa’iil oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Imaaraadka Carabta, xili ay halkaas ku sugan yiohiin Madaxweynayaasha Maamulka Puntland, Jubbaland iyo Somaliland
Safarka uu Netanyahu ku tagay Imaaraadka waxaa Sheegay qaar kamid ah warbaahinta Israa’iil sida Channel 12
Dhianaca kale si rasmi ah looma oga xiriirka ka dhaxeeyo Safarka Ra iisulwasaara Israa’iil iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland & Somaliland oo dhamaantood si qarsoodi ah ku tagay magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta.

