Ciidamada Laftagareen oo La Wareegay Magaalada Buurhakaba.

Khamiis 15 Oct 2026 {HMC} Koonfurgalbeed: Xoogagga Laftagareen ayaa la wareegey magaalada muhiimka ah Burhakaba, iyada oo noqoneysa magaaladii labaad ka dib Qansaxdheer oo ay todobaadkan galeen.

Maamulka Aadan Madoobe ayaa sheegey in kooxda AS ay la socoto, garabka garabka Laftagareen ayaa se iyagu diidey eeddaasi.
DFS ayaa iyadu xoojisey ammaanka caasimadda maamulka ee Baydhabo, waxayna cunaqabatayn saartay Laftagareen & xukuumaddiisii la saaray, weli se waa kuwo dagaallamaya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Baarlamaannada Labada Dal.

Khamiis 15 Oct 2026 {HMC} Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Mudane Yusuf Axmed Xasan, ayaa kulan la qaatay maanta Guddoomiyaha Golaha...