Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Howlgalka Midowga Yurub ee tababarka ciidamada Soomaaliya (EUTM Somalia) ayaa qabtay layliga RAPID HAVEN I/26, kaas oo lagu xoojinayay diyaar-garowga xaaladaha degdegga ah, badbaadada shaqaalaha iyo sii socoshada hawlaha howlgalka.
Ciidanka iyo maraakiibtooda ayaa maalimihii la soo dhaafay ku sugnaa xeebaha Muqdisho. Dhanka kale ma jiraan maraakiib dagaal oo Turkigu leeyahay oo maanta soo gaaray Muqdisho.


