Arbaco 18 Nov 2026 {HMC} Cabdulsalaan Saalax saraal Sucuudiga ah oo u jawaabay lataliyaha madaxweynaha Imaaraadka “Xasan Sheekh Muddada xilleedkiisu ma dhammaan, waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, dalka aad isku dayaysaan inaad kala qaybisaa si aad raalli uga gelisaan Tel Aviv.
Madaxweynihii Aljeeriya ayaa horay u jeediyay hadal la mid ah. Ma waxaad hadda aaminsan tihiin in maleeshiyaadka, sida Caydaruus Al-Zubaydi oo baxsaday iyo kuwa la midka ah ee Somaliland, iyo Xamdaanka ee Suudaan, ay yihiin kuwa shucuubta matala?

