Maxkamad Ku Taalla Suudaan oo Xukun Dil ah Ku Ridday Hoggaamiyaha RSF Xamdaati.

Arbaco 18 Nov 2026 {HMC} Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ayaa xukun dil ah ku ridday Maxamed Xamdaan Dagalo (Xamdaati), hoggaamiyaha ciidamada RSF, iyo eedeysanayaal kale oo maqanayaal ah.

Xukunka ayaa la xiriira eedeymo ku saabsan xasuuq, bililiqo iyo burburinta xarumaha iyo dhismayaasha dowladda, iyadoo maxkamaddu sidoo kale amartay in lala wareego hantidooda

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Saraal Sacuudi ah oo Difaacay Madaxweyne Xasan Sheekh, Kana Jawaabay La-taliyaha Madaxweynaha Imaaraadka.

Arbaco 18 Nov 2026 {HMC} Cabdulsalaan Saalax saraal Sucuudiga ah oo u jawaabay lataliyaha madaxweynaha Imaaraadka "Xasan Sheekh Muddada xilleedkiisu ma dhammaan, waa Madaxweynaha...