Mareykanka oo Soomaaliya Dib ugu Soo Celinaya Taageeradii Millateri ee uu Joojiyay.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay Soomaaliya ay dib ugu soo celinayso taageerada millateri oo ay siin jirtay.

Mareykanka ayaa horay uga jartay Soomaaliya dhaqaalahaas ayaa hada ku sababeeyay Soo celintooda, haliso amni oo soo wajahay Gobolka Geeska Afrika, sida ay Baahisay wararka AFP.

Taalabadan ayaa ka dhigan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay heleyso taageero dhaqaale oo sii xoojinaayo Amaanka Dalka oo dhan.

Dowladda Soomaaliya oo sameeysay isbadal amni tan iyo markii xafiiska loo dhaariyay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud taas oo soo jiidatay indhaha Caalamka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 16-11-2026.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO WARARKII...