Ciidanka Suudaan oo Burburiyay 50 Gaari oo RSF ah, Shacabka Al-Khuway oo u Dabaaldegay Xoraynta Magaalada

Axad 15 Nov 2026 {HMC} Diyaaradaha dagaalka Suudaan ayaa burburiyay kolonyo gaadiid ciidan ah oo ka koobnayd illaa 50 gaari dagaal, kuwaas oo ay lahaayeen maleeshiyaadka RSF.

Duqeymaha cirka ayaa lala beegsaday deegaannada Al-Sacaatat iyo Abuu Zabad, iyo waddada isku xirta Al-Nuhud iyo Al-Aadiyah sida ay ku warantay warbaahinta Suudaan

Dhinaca kale Shacabka magaalada Al-Khuway, ee Galbeedka Kordofan, ayaa soo dhaweeyay ciidanka Suudaan oo magaalada ka saaray kooxda RSF english.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Markii ugu horreysay diyaarad Ku shaqeeyso koronto oo la tijaabiyay.

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Dowladda Shiinaha ayaa markii ugu horreysay tijaabiyay diyaarad koronto ku shaqaysa oo qaadi karta 19 qof, iyadoo duuliye saaran...