{DAAWO SAWIRADA} Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo kaashanaya Turkiga Ayaa tababar u furay Ciidamo Cusub.

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo kaashanaya dowladda Turkiga, ayaa maanta tababar u furay cutub cusub oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad.

Cutubkan ayaa la sheegay in loo diyaarinayo inuu ka howlgalo gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan degmada Warsheekh, si uu uga qeyb qaato sugidda amniga goobo xasaasi ah oo halkaas ku yaalla.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Xukunka Askari Dilay nin Qabay Xaaskii ay kala tageen.

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Dable Nisa Tahliil Guure Culusow Caraale oo loo yaqaano “Lagatay” kana tirsan Ciidanka Duufaan, ayaa lagu Eedeeyey Dilka Marxuumka...