Maxeey Soomaaliya kala hadashay Wafigii ka socday Dowladda Hindiya ee Muqdisho soo gaaray.?

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Hindiya oo ay hoggaaminaysay Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya u qaabilsan (CPV & OIA) Marwo Sripriya Ranganathan.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya, iyagoo sidoo kale wadahadalka diiradda ku saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada danta guud, Wadahadalladu ayaa qayb ka ah dadaallada lagu sii xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo kaashanaya Turkiga Ayaa tababar u furay Ciidamo Cusub.

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo kaashanaya dowladda Turkiga, ayaa maanta tababar u furay cutub cusub oo ka tirsan ciidamada...